DEG DEG: Dabaaldegyo ka bilowday Muqdisho & tacshiirad xooggan oo isqabsatay

Ka dib markii caawa Madaxweynaha cusub ee Somalia loo doortay Xasan Shiikh Max’uud ayaa waxaa hawada magaalada Muqdisho is qabsatay rasaas aad u xoogan oo arintaas loogu dabaaldegayo. Shacabka magaalada Muqdisho ayaa isugu soo baxay wadooyinka iyagoo u dabaaldegaya Madaxweynaha cusub oo Somalia, waxaana soo afjarantay ku dhowaad 6 sano oo dalka uu madaxweyne ka … Continue reading DEG DEG: Dabaaldegyo ka bilowday Muqdisho & tacshiirad xooggan oo isqabsatay